Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on January 21, 2018, 08:11:53 AM

Title: Su'aal: Calool xanuunka iyo Caano booraha?
Post by: Jalani772 on January 21, 2018, 08:11:53 AM
asc dr
waxaan dareemaa calool xanuun markii aan cabo caana booraha iyo maraqa iyo markaan cuno hilibka.
muddy alba sank ah ma cabin Caano Macau Ababa xanuun Kats

sides we lagu dawaynkaraa
Title: Re: calool xanuunka
Post by: Akhaa Binu Jowhari on January 21, 2018, 05:57:05 PM
Walal, waxan jaclaystay in aan kula wadaago ra'yi ku saabsan cabashada ee calool xanuunka.
Calool xanuunka waxa keeni karaa dhawr cuduro, hase ahaate, midda caana-booraha waa dhici kartaa in ay keento calool xanuun haddii aad ka dhigato Rasiin ama aad isku badiso, lamid ah Maraqa ama (fuudka) waa keeni karaa mar haddii dufanka ku badan yahay. Waxa intaas dheer haddii aaad qabto gaastrik taaanna waa dhacdaa. Bal linkaga hoos kaga muuqo riix waxa kuxusan link-kiyo badan dhakhtarka horey uga hadlay.
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3417.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3417.0.html)