Recent Posts

Pages: [1] 2 3 ... 10
1
Qaybta Su'aalaha / Candhuuf xab ah
« Last post by Kamaal on October 20, 2018, 11:24:47 AM »
Asc somalidocs waxan isku arkay xandhuuf xab ah oo markaan qaaq dhaho iga imanaysa ma aha wax xabadka iga imaanaysa waa dhuunta
2
Qaybta Su'aalaha / Aamusnaanta
« Last post by Kamaal on October 20, 2018, 11:20:09 AM »
Asc dictoore somalidoc salaan kadib  waxan ahay nin dhalinyaro waxan isku arkay aamusnaan iyo in aan dadka badan aan ka cararo xishood badan iyo in aan waxkasta bilowgooda ka cabsado  xanuun maskixiyan ah ma noqon kartaa
3
Qaybta Su'aalaha / Xanuun dhanka bidix ee jirkeyga
« Last post by Sadia Hassan Hussein on October 20, 2018, 06:12:25 AM »
Asc.  Somali doc.
Aad baan idinkaga mahdinayaa sida wanaaga,  tifaftirka leh eed ummadda Af-soomaaliga ku hadasha aad iga haqab-tirtaan baahiyahooda caafimaad.

Suaasheyda hadaan u dhaadhaco.
Dr,  waxaan ka cabanayaa xanuun dhanka bidix ee jirkeyga oo i xanuunaya,  xanuunkaas oo isku heysta kasoo bilaabata dhagta gadaasheeda dhanka bixid,  sii jiidan illaa garabka qebtiisa gadaale ee hoos u sii degaya ilaa feerta uhu hooseysa feeraha iyo tan ka sareysa inta u dhexeysa,  halkaas oo aan moodo in ay daloosho oo markaan in cabaar ah midigta u jiifo aanan is rogi karin sidii inaan naafo ahay
Naqaska igu adkaanayo mararkaas,  kaboobyo dhinaca bidix ah aan dareemayo illaa lugta iyo gacanta xitaa ay aad u tabar daranyihijn.  Mar mar waxan dareemaa wareer,  cabitaan bdn bn cabaa wan roonaadaa.
Yabar darrida dhknaca iga heysa intaan wax gartay wan dareemi jiray markaan howl bdn qabto iyo  markaan daalanahy.
Isla dhinacaa bodix,  2016 ayaa la igu sheegay pleural effusion kadib markii aan anigoo exercise kaso baxay an aircondition ku hoos shaqeeyey,  then uu dhididkeygi ama anh other fluid I dont know uu jirkeyga galay oo qandho bdn igu sababay,  CT-scan baa lugu ogaaday problem kaa kadb antibiotic bills bn qaatay oo dr ka i siiyey.  Waana bogsaday.  Alxamdulillah.
Kadib bn uur qaaday oo hadda ilmo 10 bil jira baan nuujiyaa
Mat kasto aan nuujiyo bn dawaqaa ok dhankaas xagiisa u liitaa Dr.

Mahadsanid.
Allaha ku haleeshiiyo caafimaadkeyga walaal
4
Dr adiga Iyo bahda somalidoc waad mahadsantihiin100%
Suasheyda waxaa waaye Qanjirka daanka hoostiisa Iyo qoorta  ah oo waxyar bararsan waa dhanka bidix Marka dhowr dhaqtarna waan  dagay waxeey idhaheen waad fcntahay kuwa qaar ayaa iidiray dhiig mid kalane computer ama  alturosound labadabada waxeey dhaheen waxaad tahay maasha alaaaah
Inta aan saas ahayna waa mudo 24 cml ah
Jwb wcn Dr thanks.
5
Qaybta Su'aalaha / Galmada aan caadiga aheyn!
« Last post by Ahmed_Carab on October 18, 2018, 09:16:43 PM »
Asc .. bacda salaam.

Dhakhtar maxaa laga wadaa "Galmada aan caadiga aheyn"?

Yacnii marka laga hadlaayo siyaabaha ay isfiilitada ku faafto mise lagu kala qaado ayaa waxaa la yiraahdaa:
Waraabowga waxa Fidiya:
? Galmada caadiga ah
? Galmada aan caadiga ahayn.

Marka maxaa laga wadaa "galmada aan caadiga aheyn?"
6
Qaybta Su'aalaha / suaal
« Last post by Abdisamadyare on October 17, 2018, 06:40:44 PM »
su aal wll   6 sano ayaan sameenayaya waxana isku arkay ilaw badan hada ilaahay idinkii wan jojiyay maxankusoo celinkaraa waxan dareemaa daal tabar majirtaa dawo an dhib iikaynayn markan jimicsiga sameeyo dhisaysa murqahayga ama seedahayga
7
Qaybta Su'aalaha / Saliida Garka ama Beard Oil
« Last post by Maajid Dalab on October 16, 2018, 11:03:44 PM »
Asc somaliDoc waan idin kaga mahad celinaya shaqada wangsan ee aad bulshada soomaliyeed u haysan runtii waa talabo fican oo u fududaynaysa qof walbo in dareenkisa ama waxa uu rabo in uu ogaado uu si sahlan ku ogaan karo intaas ka dib;

waxaan u bahanahau in waxa laygaga sheego Side effects ka saliidaha loo isticmalo garka oo garka soo bixiso waxaan u bahanahay in layga siiyo warbixin dhamaystirin dhibaatooyinka ay lee dahay ama qofka ay ku keeni karta

Mahdsanidiin Doc
8
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Bishii 1-aad ayay caadada heshay?
« Last post by Ruwayda on October 14, 2018, 07:40:59 PM »
Asc doctore !suashaydu waxaytahay!
Gabaryar oo walashaya 11jir ah ayaa waxay heshay .cadada markay jirtay 10sano bishii kowaad unbay caadi uheshay. Intii kle wuuka khalkhalay.dhaktar Ayaan ugaynay.!kiniin ayuu uqoray !3bilood .kininki markay qadatayna wuukatagay sanad ayuu kamaqnaa ?sanad kadib ayuu kusoo noqday !hadana isbuuci 1mar ayuu kamaqnada 6dayska kale wayheshaa ama 1bil ayuu kasocdaa ?markaa sadex kalar ayuu leyahy markuu kaimaanayo .,!huruud kalar ah,?marna madow kalara! Marna casaan! Wanaa 13jir?xanuun kle nh malahan
9
Qaybta Su'aalaha / Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?
« Last post by Mahad100 on October 14, 2018, 03:18:27 PM »
Asc su'aal
Timaha ayaa ciro iga soo baxday anigo yar hada waxa jira 19 sano cirada mala daaweenkara maxana keena in qofyar ciro kasoo baxdo mahadsanid ???
10
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Guskeyga fanjarta qeybtiisa hoose?
« Last post by SomaliDoc on October 14, 2018, 11:38:26 AM »
Nabro kala duwan ayaa ka soo bixi kara xubinta taranka waxaad u baahan tahay inaad la xiriirtid dhakhtar maqaarka ku takhassusay si uu talo kaaga siiyo.
Pages: [1] 2 3 ... 10