Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boding on October 06, 2009, 09:17:51 PM

Title: Su'aal: waa maxay wahsi?
Post by: Boding on October 06, 2009, 09:17:51 PM
waa maxay wahsi ?
Title: Re: Su'aal: waa maxay wahsi?
Post by: SomaliDoc on October 06, 2009, 11:25:00 PM
Maxaa ula jeedaa ereyga wahsi maadaama qof walba si u fasiran karo?