Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Abdirahman75 on October 07, 2020, 06:47:22 PM

Title: Xanuun murqaha qoorta
Post by: Abdirahman75 on October 07, 2020, 06:47:22 PM
Asc, marka hore waxaan halkaan ka salaamayaa bahda Somalidoc salaan kaddib waxaa muddy bil iyo shan cisho I xanuunaya murqaha qoorta oo markii aan dhaqaajiyo ka dareemaa in seedaha qoorta iyo labada garab dhexdooda xanuun igu haayo, markii uu igu billaanayay waxaan I haayay calaamado u eg gaaska nooca GERD oo aan lahaa iyo dibiro muddo. xagga cunnada waxa dareemaa in dhuunta ay dib ugu soo laabaneyso haddii aan cuno waxyaalaha qaar anigoo labdaalaa dhacayo gastric ayaa waxaa iigu darsoomay xanuunka qoorta oo aan kor kusoo xusay. Malihi dhiigkar iyo sokor, dhakhtar aan u tagay ayaa iga baaray Bakteriyada H Pylori  oo xagga saxarada la baaray wuuna I waayay wuxuu ii sheegay inaan cunnada koontaroolo stars kane xakameeyo.
Waxaan idinka codsanaa inaad ii soo sheegtaan saameynta ka dhaxeyso qoor xanuuunka iyo aashitada caloosha ee GERD oo aan dhib badan ku qabo iyo sidii aan u yareyn lahaa  calaamadaha aashitada caloosha.
Mahadsanidiin
Title: Re: Xanuun murqaha qoorta
Post by: Milica_soomali on December 05, 2020, 01:54:36 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)


waan ku jeclahay!