Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jamal Cade11 on October 27, 2016, 08:55:13 PM

Title: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
Post by: Jamal Cade11 on October 27, 2016, 08:55:13 PM
Dr
Waxan mar Qura isku arka walwal bacdeen xibinta aad aye ii shuqda sifudud Ee ku dameso darenkeda wo joga balse jileec siyado
awal waxan aha qof mar mar gacanta shawada isaga keno lkn mal mahan ba isku arkay sidan maxa sabab u ah xididada Buran mar walbo
Wax tala ah (Wcs)
Title: Re: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
Post by: SomaliDoc on October 31, 2016, 05:06:48 PM
Shuuqista ama isbadalka laga dareemo qooraha iyo xubinta taranka waxaa dabiici in ay dhacdo markaa si kadix ah u naxdid ama u welweshid, cilladaas waxaa loo yaqaanaa "panic attack", akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3610.0)

Cillada argagaxa xiriir lama lahan in aad horay gacanta iskaga keeni jirtay biyaha.
Title: Su'aal: Xubinta taranka iyo welwelka so noq noqdo?
Post by: Jamal Cade11 on November 01, 2016, 02:55:27 PM
ASC Dr si saxan baad ugu jwb tay inta aan isku arakay wa inta shegtay walwalka diqaad wadna garac
Qeyr alle haku siyo Alxd Qur,aan wan aqris tay Alxd sidi hore ma ihi blse waxa wali tagan xididada xibinta marwalbo sidi ah
iyo qoraha burtuq ka darema ine wax siyado ah ku jiran waliba mida midig mala dhihi kara xibinta cilad kle ine jiran xanun ma daremayo mar mar aya qoraha ixanu nayan darenkega wa cadi lkn sidi hore uma awod badno darenkega ine wax nusqamen ba darema wa aniga sida is dha hay. Dr ado mahadsan jwb qeyr wcs
Title: Re: Su'aal:Xibinta taranka oo Aad ii shuqdo?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2016, 06:30:26 PM
Burtuqda aad ka dareemayso xiniinta waxaa loo yaqaanaa "Varicocele" waa xididada arooriyaasha qooraha oo bararan, akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan arrintaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)