Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jokar on June 20, 2019, 10:20:13 PM

Title: Su'aal Waxaan isku arkay cunno xumo?
Post by: Jokar on June 20, 2019, 10:20:13 PM
Waan salaamayaa dhakhtarka ilaahay hakaa abaal mariyo wakhtiga aad sida hagar la'aanta ah noogu bixiso digtoore.
Salaan kadib su'aashayda waxay tahay waxaan isku arkay xanuun kaas oo ah cunno xumo iyo oomateed la'aan aad u xun heer waxan gaadhay saddexda wakhti aanan waxba cunin siiba quraacda mar alle marka cunto la isoo dhiigo way isoo uraysaa siifad kadib waan yalaalugoon oo matag baa I qaban cuntooyinka sonkorkgu ku badan tahay aad baan u dhibsadaa doctor talo isiii maxaa ii dawo ah? Cudurkuse mxuu yahay?