Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahad_aadan12 on July 16, 2017, 05:45:07 AM

Title: Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa dhalfada hore?
Post by: Mahad_aadan12 on July 16, 2017, 05:45:07 AM
Wll Marka hore waan idin salaamay dhaamaan bahda pagekan waana mahadsantihiin fursadan aad nasiiseen.

Su'aashayda waxay tahay,

Dhib ayaa iga haysta mcnaha xanuun ayaan ka dareemaa dhalfada hore markaan xaaskayga ugalmoodo, markaa muxuu yahay dhibkaas ma la iisheegi karaa ?

Hadaan inyar faahfaahiyo su'aasha markaan galmada bilaabo oo ay biyaha iga yimaadaan hawsha masii wadi Karo dhalfada ayaa ixanuunaysoo oo kaliya waa inaan cabaar sugo kafibna ku laabto hawsha .

Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Xanuun ayaan ka dareemaa dhalfada hore?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2018, 09:45:02 AM
Xanuunku wuu noocyo badan yahayee, qaabkee laguu qabtaa? ma ku balbalaysaa sidii wax gubanayo oo kale? ma xanuun majiir oo kale ayaa lagaaga qabanayaa? weligaa miyaad sidaan ahaan jirtay? Fadlan su'aalahaas soo faahfaahi.