Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on August 02, 2017, 10:01:27 PM

Title: Su'aal: Waa Maxay maxoza-L powder?
Post by: m.mo141 on August 02, 2017, 10:01:27 PM
Waa Maxay Daaawadan Wa Daawo Budo ah la qaso o sida Cabitanka Faanta u eg una dhadhan ah

maxoza-L 5g  amino acid , vitamins , minerals , lycobene powder

Waaa maxay daaawadaaan ?
Title: Re: Su'aal: Waa Maxay maxoza-L powder?
Post by: SomaliDoc on May 29, 2018, 03:39:30 PM
Daawadaan waxaa loo isticmaalaa nafaqo darrida dhinaca murqaha khaasatan markuu jirka ku yar tahay macdanta borotiinka.