Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on May 18, 2016, 06:53:23 PM
-
asc ditoore aniga ahaan waxaan aad u isticmataa basbaaska ma wax dhibaato ayuu ikeeni karo maajirto dhanka caafimaadka dadka waxay dhahaa bawasiir ayuu keenaa aniga waan ka diidaa
-
Basbaaska iyo warbixintiisa oo dhameestiran ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0)