Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Miiraalle on July 14, 2016, 07:48:45 PM

Title: Su'aal: Waxaa igu dhacay curuka Kaduudiyaha?
Post by: Miiraalle on July 14, 2016, 07:48:45 PM
Waxaana qabaa Hepatitis B marka waxaan rabaa inaan isticmaali karo dawooyin paracetamol, Diclofenac iyo Novalgin ka ?
Title: Re: Su'aal: Waxaa igu dhacay curuka Kaduudiyaha?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:40:52 PM
Daawooyinkaas si taxadar ku jirto ayaad u isticmaali kartaa, ha dhaafinin xadka loogu talagalay.