Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asmar on July 29, 2017, 11:25:57 AM

Title: Su'aal: Eernada laba jeyr miyey soo laaban kartaa?
Post by: Asmar on July 29, 2017, 11:25:57 AM
Asc dr. Eernada xiniinyaha laba mar masoo laaban kartaa mar hore waa laiga qaley hadana waan isku arkaa bararka lkn xanuun malahan fadlan iga iisheeg Dr adoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Eernada laba jeyr miyey soo laaban kartaa?
Post by: SomaliDoc on May 25, 2018, 11:41:44 AM
Haa way soo laaban kartaa, inkastoo ay ku xiran tahay qalliinkii laguu sameeyay nuucuu ahaa.