Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umuabdalla on April 13, 2019, 06:04:36 PM

Title: Su'aal: Malmalaatada caruurta nafaqo miyey siisaa?
Post by: Umuabdalla on April 13, 2019, 06:04:36 PM
Asc dr ad ayad u mahasantahay sidad ino cawisid kheyr allaha ku siiyo su asheyda hadan u gudo galo Malmalaatada caruurta lasiiyo miyey nafaqo ka helaan? masi korisa? cafimad ahaan kwrn  mala siin karaa? Jwb insha allah