Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Badriya on March 28, 2010, 01:20:04 AM
-
asc aad bad u mahadsantihiin dhamaan tiktoorada webkan ka howlgala su aashaydu waxay tahay wiil yar o dhaley oo da diisu tahay 4 sano iyaa wax ka yar dhiiga cad birta markaa wan siiya waxyaabo laga helo sida ad ku so qorteeno kale qaybta wacyigalinta cuntooyinka la ga helo iyuu dhakhtarki an geeyay igu so qorey cuntooyinka lag ahelo wan siiyay ila mudo afar bila ban ku wada walina isma badalin ilaa modada markaa maxaan samayni karaa anba u sababa ma dhici karta in uu jidhkiisu xanuun qarsanayo mar kaste oo la badho waxay leyihin wu fiicanyahay se dhiigisa cad wu hooseyaa waxaa jirta 2009 11 in uu ku dhacey hargabka doofarka makaa ma sababi kara dhiig yarida haysa moda u ku dhacey hargabkayi lix bil ba ka so weegtay hada wa bilaahi towfiiq
-
Maxaad ka wadaa dhiigga cad?!
-
asc
waxan dhiiga cad u fahmay badriya inay ka waddo WHITE BLOOD CELLS , Normal Valuegiisa waa from 4000-11,000 , ma 4000 ayuu ka yaryahay white blood cellskiisa ? waa hadii sida an u fahmay ay sax tahay?