Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nageye on December 31, 2018, 09:00:14 AM

Title: Su'aal: Caruurta lama siiyo beerka xoolaha?
Post by: Nageye on December 31, 2018, 09:00:14 AM
Asc Dhaqaatiirta sharafta leh. suaal baan qabaa oo ah sida tan.
caruurt markey yar yar yihiin waxaan maqli jiray beer ka xoolaha  lama siiyo oo  carablaaweyaal  ayey noqonayaan e noo iftiimiya arintaan.
Title: Re: Su'aal: Caruurta lama siiyo beerka xoolaha?
Post by: SomaliDoc on May 20, 2019, 09:57:28 PM
Waa khuraafaat soomaalida qaar ay aaminsan tahay, beerka waxaa laga helaa nafaqo aad u badan, wuxuuna ka hortagaa dhiig-yarida. cudurne lagama qaado, hadalka caruurtane ma soo daahiyo, dhib kalane uma gaysto.