Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Duco qabto on September 11, 2017, 05:25:46 PM

Title: Su'aal: Xundhurta hoosteeda waxan isku arkay timo?
Post by: Duco qabto on September 11, 2017, 05:25:46 PM
Asc
DR waxan ahay gabar mudo laba sano waxan isku arka timo caloosha yda xundharta hoosteeda down to pubic area
Wan ka warwraa in ay imbalance hormones tahay
mise wa normal
please iga so jawaab suaasha dumar ahaan
is it ok to have timo caloosha
mise wa xanuun igu so socda
JasakAllah khayr
Title: Re: Su'aal: Xundhurta hoosteeda waxan isku arkay timo?
Post by: SomaliDoc on August 10, 2018, 02:36:44 PM
Taasi waa caadi, haweenka qaar ayaana isku arka. Wax xanuun ahne tilmaan uma ahan.