Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdilaah on June 19, 2018, 05:43:43 AM

Title: Su'aal: Daal farabadan iyo kaadida oo sperm leh?
Post by: Abdilaah on June 19, 2018, 05:43:43 AM
Asalaama calykum
Dr waxaa aan isku arkay astaamo dhawr ah :

1) daal farabadan
2) wax aan dheecaan iyo xawo (sperm) u kala saari waayay oo iga yimaada kaadida kadib.

3)xiniinyaha oo aad u yaraaday kuna dhex samaysmeen  waxyaalo sidii buro ama fudad oo kale ah ku  oo la taaban   karto.

4)miisaankayga oo aad hoos ugu dhacay.


Dr waxa aan ku dawakhay nooca dhakhtarka ee aan u tago kee ayaan u tagaa


           Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Daal farabadan iyo kaadida oo sperm leh?
Post by: SomaliDoc on January 01, 2019, 08:30:52 PM
Wax shahwo u eg oo kaadida ka dambayso horay ayaan dhowr jeer uga hadalnay ee halkaan ka akhriso jawaabta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3664.0.html)
Sidoo kale walxaha kuuskuusan oo xiniinyaha ku dhex aragtay waxay u badan tahay inay tahay cillad la dhaho "Varicocele" ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)