Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikadir dhere on December 08, 2018, 10:26:06 PM

Title: Su'aal: Xiniinta bidix ayaa la iga qalay?
Post by: Abdikadir dhere on December 08, 2018, 10:26:06 PM
Asc wan idin salaamy somalidoc aad bn idin kaga mahad celinayaaa sida Hagar LA,aanta ah ee aad dadkiina xaga cfimaaskiisa xilka wayn isaga saarten
Waxan ahy nin dhalinyaro ah sano sodonaad Ku jira wali guurasan hada ka hor waxa ibararay xididada xininyaha dhinaca  bidix baaa qalin lygaga sameeyay
Lkn wali xididadii sidii by wali uga buuran yihiin meeshii su,aashydu waaa qalinka inay baba,aan verococele ku ma dhacdaaa  mise kaliya saamyntooda baaba,da ee meesha waa laga dareemayaaa
Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Xiniinta bidix ayaa la iga qalay?
Post by: SomaliDoc on March 31, 2019, 12:04:55 PM
Varicocele waa bararka xididada arooriyaasha ee qooraha soo galo, xaalado dhif ah ayaa qalliin u baahdo, mararka qaarne qalliinka ka dib wuu soo laabtaa, faahfaahinta xanuunkaan iyo qalliinka lagu sameeyaba ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3852.0.html)