Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diihaal Guuto on August 04, 2016, 02:45:14 PM

Title: Su'aal: Ilmo bir liqay?
Post by: Diihaal Guuto on August 04, 2016, 02:45:14 PM
Asalaamucaleykum.

Dr waan ku salaamayaa.
dr gabar yar oo sanad jir ah ayaa liqday madaxa hore ee Eirphoneska(qeybta kuusan ee dhagta gasha)
walina saxardeda ma soo raacin 3biri baana laga joogaa xiligay liqday.

maxay tahay talaabada nala gudboon dr adoo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Ilmo bir liqay?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:43:25 PM
Talaabada haboon waa in raajo laga saaro caloosha si loo ogaado meesha ay mindhicirrada kaga jirto iyo inay meel isku xirtay iyo in kale.