Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Cudurrada Guud => Topic started by: Daani on June 07, 2017, 01:39:32 AM
-
Asc
aad baan idiin salaamay dhakhaatiirta
wiil aanu sxb nahay baa qaba cudurka Varicocele aad buuna u saameeyay
xiniinyaha mida bidix aad buu uga wax yeelay oo waa yartahay
xaga galmada waa diciif oo dhiigii baa markiiba noqonaya xididada oo balqay awgeed
dhakhtarka baana usheegay ka dib markii uusaaray kambayuutar
hadana dhaqaatiir tii waxay tiri qaliin lagugu samayn maayo
maxaad kula talin lahayd
-
Faahfaahinta xanuunkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3852.0)
Xaalad kasta oo xanuunkaan lama qalo, kuwa gooni ah ayaa la qalaa.