Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aden Ugaas on January 15, 2016, 11:18:30 AM

Title: Su'aal: DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka?
Post by: Aden Ugaas on January 15, 2016, 11:18:30 AM
Asc wr wb dhakhaatirta sharafta leh salan kadib waxan idinka cosan laha inaad  2 sualod iga jawaabtan  suashas oo ku saabsan  DNA da wan garanaya difinitionkeda balse  tan kowad * DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka bani adimka ?
* tan labad waxan arkay qof laga qadaya DNA waxana samplka laga qaday tinta marka qabke lagu ogada iney labadan qof is dhalen ?
 Waad mahadsantihin
Title: Re: Su'aal: DNA da xage laga hela ama qeybtey oga jirta jidhka?
Post by: SomaliDoc on January 21, 2016, 12:27:57 PM
Ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2148.0.html)