Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saladyare9 on March 02, 2016, 07:19:43 PM

Title: Su'aal: Waxaan xanuun ka darema lugta bidix?
Post by: Saladyare9 on March 02, 2016, 07:19:43 PM
Asc wr wb dr...
 
 Salaan ka dib hadi an su'ashayda ugudo gallo... dr waxaan xanuun ka darema lugta bidix gaar ahaan inta udhaxaysa ciribta iyo anqowga. Xanuunkan waxaa daremayey ilaa intii aan yaraa. Sidii loojogo bil ama labo bilood buu mar igusoo kacaa..

 Marka Dr maxan ku dawen karaa oo igula talinaysaa..
 
    MAHDSANID.
Title: Re: Su'aal: Waxaan xanuun ka darema lugta bidix?
Post by: SomaliDoc on March 09, 2016, 05:17:47 PM
Inta aan daawo lagula talin, waa in la ogaadaa cillada keentay xanuunkaas kugu raagay, waa in baaris raajo ama scan lagugu sameeyaa, waxaa kaloo dhici kara in lagaa baaro dhiigag la xiriiro xanuuanda lafaha.