Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Maqaarka => Topic started by: Ciiltire on September 15, 2016, 10:10:40 PM

Title: Su'aal: Faa'iidada Caafimad ey Xulbadu ino ledahay?
Post by: Ciiltire on September 15, 2016, 10:10:40 PM
sc dhamaan bahda somalidoc, gar ahan salaan sare ayan ku salaamaya Dhakhatirta wacyiga iyo bararujinta caafimaded nagu jaahil tira ee wakhtigoda no huray. CIID WANAGSAN!
Intakadib, waxan Doctor idinka codsanaya inad iga jahli tirtan faa'iidada  Caafimad ey Xulbadu ino ledahay iyo sida ugu haboon e lo isticmali karo, sido kale dhanka waxyelada maxay keni karta dhib?
mahadsanidin.
inshallah war san!!