Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: drmire on November 30, 2017, 10:10:42 AM

Title: Su'aal: Waxaan daaweynaa bidaarta nuuc walba?
Post by: drmire on November 30, 2017, 10:10:42 AM
Asc Allh haku barakeeye dr waxaan maqlay iney jiraan dhaqaatiir dhahaaya waxaan daaweynaa bidaarta nuuc walba marka dr maxaad kala socotaa arintaas?ma saxbaa  thanks dr
Title: Re: Su'aal: Waxaan daaweynaa bidaarta nuuc walba?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:49:43 PM
Bidaarta la daaweeyo waa midda jirrada ku timaado ee loo yaqaano Alopecia, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5726.0)

Habka kaliya ee bidaarta dhaxalka ah loola tacaali karo waa in tin lagu beeraa basada ee faahfaahinta arrintaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0)