Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omer Abdi on June 03, 2018, 02:48:28 AM

Title: Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?
Post by: Omer Abdi on June 03, 2018, 02:48:28 AM
Asc doc waxajirta gabadh xaaskayga ah waxayna dhibato kaqabta dhinaca cadada Oo Aanka Imanin 9bilood  inta Aan isqabnana wax Uur Ah Aanyeelan  sadexdii biloodba halmar waxaka yimada xaydka Oo waxyar cadan Ah Oo U Eeg sida ranjiga cad Ookale marka doctor  Waxan rajaynayaa Inad Iga caawiso Insha Allh
Title: Re: Su'aal: Caadada Oo Aanka iman 9 bilood?
Post by: SomaliDoc on December 30, 2018, 12:09:48 AM
Waxyaabo badan ayaa caadada wareerin karo ama soo daahin karo, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8424.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8424.0)