Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alkatra on April 16, 2016, 04:55:23 PM

Title: Su'aal: Galmada oo aad badsado cafimad daro miyeey ledahay ?
Post by: Alkatra on April 16, 2016, 04:55:23 PM
waan ku salamay bahda Somali.doc waxa rabaa inaad iga jaahil bixisaan su'aashaan waxaay u dhaceysaa sidaan :-

Galmadaa xaaskaga u tageysid oo aad badsado dhibado cafimad daro miyeey ledahay ? haday ledahay cafimad daro maxaa ka mid ah ? ila intee ayaa xadiid u ah inuu ragaa malintii u galmooda ?
Title: Re: Su'aal: Galmada oo aad badsado cafimad daro miyeey ledahay ?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 10:16:08 PM
Ma jirto tiro cayiman oo meel ku qoran, waxay ku xiran tahay caafimaadkaaga iyo awoodaada, inkastoo caafimaadka wax walbo ay ku fiican yihiin dhexdhexaadnimada, dadka qaar waxay ka hadlaan hal jeer maalintii haddii ay maalin kasta tahay. daawo inaadan isticmaaline waa shardi, maxaayeelay daawooyinka qaar xadka ayay kaa saari karaan, dhibaatoyin caafimaadne waad ka dhaxli kartaa.
Title: Re: Su'aal: Galmada oo aad badsado cafimad daro miyeey ledahay ?
Post by: Alkatra on May 03, 2016, 03:41:12 AM
Waxa daawo ah ma cuno , maalintii neh waxaa hal jeer ama laba jeer waa gala wax dhib kale miyeey ii keenee hadii rashii fiican ee la qado taqaano neh ii sheeg
Title: Re: Su'aal: Galmada oo aad badsado cafimad daro miyeey ledahay ?
Post by: SomaliDoc on May 22, 2016, 07:42:02 PM
Cunnooyinka borotiinka u badan sida hilibka, kalluunka, beerka, caanada, digirta iyo qudaarta.
Intaba way kuu fiican yihiin.