Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahad100 on August 14, 2018, 11:03:23 PM

Title: Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
Post by: Mahad100 on August 14, 2018, 11:03:23 PM
su aaal dawada(futada) ayaa i cun cunta waxa na isku ar kar bahalo yaryar oo tirixi cml ah
waxaa kalo jira nabro yay yar oo garbaha iyo duudka iga soo baxay xoogana raashinka waxbadan ayaa cuna bahidedana weybadantahay
doctor talo isii adigo mahadsan
Title: Re: Su'aal: Futada ayaa i cuncunto?
Post by: SomaliDoc on February 12, 2019, 01:02:45 PM
Cilladaasi waxaa la dhahaa "Shoqol" ama "Idiinyo" ama "Dire" ama "Dixri caanood" waxaa keena gooryaan caloosha ku dhasha ee faahfaahinta xanuunkaan iyo sida loo daaweeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4410.0.html)