Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zimaneey on March 06, 2016, 08:32:59 PM

Title: Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?
Post by: Zimaneey on March 06, 2016, 08:32:59 PM
asc dhaqtarka somaaaliyeed
waxaan qabaa quman markay igu kacaaan  waxaan dareema xanuun laaabta/xabadka ayaan xanuun sidi meel damqanaysa oo kale ka dareema mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Waxaan qabaa quman markay igu kacaaan?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 06:09:01 PM
Fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan qumanka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1116.0.html)