Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abshir Jaras on September 15, 2018, 09:33:12 PM

Title: Su'aal: Esophagus cancer dawo ma leyahy?
Post by: Abshir Jaras on September 15, 2018, 09:33:12 PM
Sc Dc Hoyadey waxy qaybtaa Esophagus cancer marka dc dawo ma leyahy waxyna jogta dalka turkiga hada spital dalka kuyaal ban geyney maeka dc waxa i fahnsisaa xanuunkan waxa kena iyo waxa dhaliya dawadisu ma tahy mid lagu kalson yahy oo lahelayo qalabkiisa fadlan i fahnsii mahdsand
Title: Re: Su'aal: Esophagus cancer dawo ma leyahy?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2019, 09:20:51 PM
Walaal, hooyo Allaha kuu caafiyo, kansarkaan waa mid aad ugu badan bulshada soomaalida, horay ayaan ugu faahfaahiyay cashar u gooni ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5500.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5500.0)