Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahman mahamed on January 07, 2019, 03:07:33 PM

Title: Su'aal: Farqiga shahwada hurdada iyo tan galmada?
Post by: Abdirahman mahamed on January 07, 2019, 03:07:33 PM
Asc doc waan idin salaamay ugu horayn waxaan doonayaa in lay sheego labo sualood oo Kala ah
1shahwada kaaga timaada hurdada iyo tan kaga timaada galmada maxay Ku Kala duwan yihiin mise waa isku mid
2 sperm madu ma wax dabiici raga ugu abuuran baa mise waxay ka samaysantaa cuntada nafaqada leh
Title: Re: Su'aal: Farqiga shahwada hurdada iyo tan galmada?
Post by: SomaliDoc on May 24, 2019, 11:04:10 PM
Shahwada riyada ku timaado iyo midda galmada ku timaado waa isku mid waxa ay ka kooban tahay ee ma ahan laba biyo oo kala duwan, sidoo kale xawada ama shahwada waxaa jirka ku sameeyo qanjirro Alle ugu talagalay waxaane laga sameeyaa nafaqada uu jirka helo.