Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faiz on July 31, 2018, 05:47:15 PM

Title: SU'AAL: MOTION SICKNESS?
Post by: Faiz on July 31, 2018, 05:47:15 PM
Somali Doctors aad baad u mahadsantihiin shaqada hufan eed isu hawsheen

Suaasha aan idin waydiinayo waa

Waa maxay motion sickness?
Maxaa keena?
Miyay leedahay kahortag?
Maxaa lagu dawayn karaa oo medications ah amase natural medicines ah ?
Title: Re: SU'AAL: MOTION SICKNESS?
Post by: SomaliDoc on January 14, 2019, 10:19:47 PM
Motion sickness waa lalabada iyo matagga la dareemo markii la saaran yahay gaariga ama markabka, qoraal horay aan ugu faahfaahinay ayaa jira ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0)