Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulkadircc on October 19, 2009, 04:33:21 PM

Title: Cabirka ugu wanaagsan ee Miskaha Haweenta Uurka leh
Post by: Abdulkadircc on October 19, 2009, 04:33:21 PM
Sallaan ka dib waxaan jeclaan lahaa inaan faahfaahin dheeri ah ka helo
Cabirka ugu wanaagsan Miskaha Haweenayda uurka leh, waayo waxaa badanaa
dhacda in Haweenay Qalliin lagu sameeyo iyadoo sabab looga dhigaayo,
Miskaheeda oo yar.

                                    Mahadsanidiin
Title: Re: Cabirka ugu wanaagsan ee Miskaha Haweenta Uurka leh
Post by: SomaliDoc on October 24, 2009, 10:39:52 PM
Dhirirka cabirka miskaha waa 12 cm qiyaastii
Ballaca cabirka miskaha waa 1o cm qiyaastii
Title: Re: Cabirka ugu wanaagsan ee Miskaha Haweenta Uurka leh
Post by: Ashwaaq on October 30, 2009, 09:06:47 AM
asc/  su aal ku saabsan  muduucaan,
waxeynatahey sidatan  waa maxay miskaha  fadlan?






MAHADSANIDIIN
Title: Re: Cabirka ugu wanaagsan ee Miskaha Haweenta Uurka leh
Post by: SomaliDoc on November 06, 2009, 01:12:15 PM
(http://img.tfd.com/dorland/thumbs/presentation.jpg)
Miskaha waa lafta ilmaha ay soo dhex maraan marka hooyadu foolaneyso.
Mar madaxa ayay kala soo baxaan, marna dabada marna dhinaca