Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Omar1122 on April 16, 2020, 11:37:57 AM

Title: Su'aal: Kuleel aad u daran ayan ka daremaya dhabarka?
Post by: Omar1122 on April 16, 2020, 11:37:57 AM
Asc doctors su'ashan waa marki labad aan idin weydiinayo 8-dii bishii marso aan idin weydiiyay wax jwb ahna weli kama helin horayna waxad ku cadesen pagekiina in 4-7 maalmod gudahooda lagaga soo jawabi doono. Marka fadlan muhiin ayan u ahay halayga soo jawabo. magacayga waa omar waxan ahay 23 jir arday ah, 3 isbuuc muddo hadda laga joogo waxan isku arkay in kuleel zaa'id ah aan ka daremayo dhabarka iyo xabadka oo kaliya ''HOT BURNING SENSATION'' weliba waa kuleel aan daremayo gacnta hdn ku taabto haben iyo maalin haddan soo qubeysto xitaa waa isla sidii daaqiiqado yar uun baa nafisaa haddana meeshii ay ka bilaabanee lakiin jirka aan ka daremeynin. Qandho iyo xanuun kalena ima hayo keliya taas inkastoo isbuucan dhexdiisa aan sidii hore dhaamo lakiin xaladii weli way tagan tahay welwel badana way igu abuurtay waxan jeclan lahaa inaan ogado waxyabaha keeni kara. MAHADSANID