Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Osman77 on June 25, 2010, 10:50:11 AM

Title: Su'aal: Waa maxay asthma?
Post by: Osman77 on June 25, 2010, 10:50:11 AM
marka hore wan idiin salamay bahda somalidoc sida ad udhan tihinba mida xigta waxan ku wareeray cudarkan asal ahan xaguu kayimada mida kale malakaqada oo malaysu gudbiya misa qofka buu isaga dhasha iga jahil bixiya walalayall adinkoo mahad san  thanks ?
Title: Re: Su'aal: Waa maxay asthma?
Post by: SomaliDoc on July 05, 2010, 11:23:05 PM
Halkaan ka baro waxay ay tahay Asthma?
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0)