Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on July 19, 2012, 07:10:49 PM

Title: Su'aal: Hepatatis?
Post by: Nuur12 on July 19, 2012, 07:10:49 PM
salaanka dib waxaan u mahad celinayaa dhaqaatirta somalidoc waxaan qabaa 2suaal 1aad qofka beerxanuunka leh qofka saygiisa ma qaadsinkaraa 2aad marka waalidku beerxanuunka qabo ma ku dhalankaraan ubadku
Title: Re: Su'aal: Hepatatis?
Post by: SomaliDoc on November 03, 2012, 09:40:19 AM
Cudurka beer xanuunka way is qaadsiin karaan labada qof ee is qabto, hooyada uurka lehne way u gudin kartaa uurjiifkeeda,
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurka Cagaarshowga "Hepatitis": http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,633.0.html)