Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fahay on October 03, 2020, 12:01:52 PM

Title: Su'aal: Caado yarida?
Post by: Fahay on October 03, 2020, 12:01:52 PM
Asc

Gabadhaydu waxay ka cabanaysaa caado yari marka caadadu socoto, dhiig badan ka imanmaayo marka ay suuliga gasho ayuunbay gacanta ku dareemaysaa. Sidoo kale waxay leedahay garaac badan. Waxaan rabaa in la iga jaahil saaro waxa caado yarida keena
Title: Re: Su'aal: Caado yarida?
Post by: Milica_soomali on December 05, 2020, 01:54:09 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)

waad fiicantahay!