Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dekhboy on January 06, 2015, 09:55:55 PM

Title: Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?
Post by: Dekhboy on January 06, 2015, 09:55:55 PM
Asc Walalaha Forum kaan no same aniga raba Sual in lega jawaba talo lega siyo qaaabka loga hortagi karo hadee cudur thy Wa tan..Suaal Maxa kena marka ninka naagta u galmona biya baxa dag dag Ah



Asc walalayaal
Title: Re: Su'aal: Maxa keena marka ninka naagta u galmoodo biya baxa dag dag Ah?
Post by: SomaliDoc on January 07, 2015, 09:18:04 AM
Su'aashaan horay ayaa looga jawaabay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)
Haddii aad qabto su'aal dheeraad ah ama faahfaahin la xiriirta jawaabtaan waad na soo waydiin kartaa.

Caafimaad ayaan kuu rajaynayaa