Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alzubeydi on December 02, 2017, 03:00:34 AM

Title: Su'aal: Dhiigeygu waa positive?
Post by: Alzubeydi on December 02, 2017, 03:00:34 AM
Dr hadda kahor waxa laii shegay nooca dhiigeyga inuu yahay a positive dr maxay ku kala duwanyihin dhiiiggaga noocyada kale ee jira mase jiraan dad badanoo igu nooc ah oo I badbaadin kara haddii loo baahdo
Title: Re: Su'aal: Dhiigeygu waa positive?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2018, 04:53:32 PM
Dhiigga wuxuu u kala baxaa "A, AB, B, O", kadibne mid walba waxaa loo sii kala qeybiyaa (+ iyo -), markaasi waxaa soo baxaya 8 nuuc oo kala ah "A+, A-, AB+, AB-, B+, B-, 0+, 0-".

Marka nuucaagu waa kee?