Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 13, 2015, 11:07:30 AM

Title: Su'aal: Xaniin yaheyga waa qaar yar yar?
Post by: Mr Mahamed on October 13, 2015, 11:07:30 AM
asc waan idin salaamay waalaha muslimiinta ah waxaan rabay in layga jaahil bixiyo aan mar walba iswey diiyo digtoorada waxaan ahay wiil dad diisu tahay 20 jir mar walba waxaan ka waal walaa xaniin yaheyga waxaa weeyaan waa qaar yar yar biyo waana leeyahay lkn waxaan is weydiiyaa maxaa keenay in ay xaniin yahaaga yar yaraadaan adigoo nin wayn ah waxaa kale oojiro waxaan ahay nin doob ah mana guur sanin wali marar qaarna waxaana daa wadaa filamaanta qaaqaawan gacantana biyaha waan iskaga keenaa ee ma wax dhibaato ayee ikeentay arinn taas oo quseesa xaniin yaha waxaan idinka su gaayaa jaawaab idinka oo mahad san insha allah
Title: Re: Su'aal: Xaniin yaheyga waa qaar yar yar?
Post by: Ayanleh on October 14, 2015, 12:03:24 AM
asc
waxa laga yaaba inaad adigu umalaysay in ay yaryaryihiin  , oo ay caadi yihiin , taasna waxa keeni karta dawashada filsma aad shegtay kuwaso inta badan laso geliyo kuwo aan caadi ahayn
waxa fiicnayd inaad cabirto kadibna aad so qorto si lo xaqiijiyo yaryaranshahaas
mahadsanid