Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Madiino muxudiin on February 12, 2016, 12:12:42 AM

Title: Su'aal: Waxaan jeclahay mar walbo inaan cuno....?
Post by: Madiino muxudiin on February 12, 2016, 12:12:42 AM
Waan idin salaamay
Waan idinkaaga mahad celinaa
Sida sharafta leh aad noo qiimeeysaan

Waxaan ahay Hooyo naas nuujiso
Markaan uurka qaaday ilaa iyo hada Waxaan jeclahay inaan cuno baraf
Ma dhaafi karo
Waxaa liigu dhahay waa caafimaad  daro
Lkn aniga hadii aan cunin labo maalin runtii fir fircooni Ma helaayo
Hadii aan cuntada cuno Waxaan iskaaga dajiyaa barafka asagoo aan jab jabiyay
Maxaa igaaga imaan karo barafka

Waad mahad santihiin
Title: Re: Su'aal: Waxaan jeclahay mar walbo inaan cuno....?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 05:40:40 PM
Arrintaan horay ayaan uga hadalnay ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6012.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6012.0.html)