Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 21, 2016, 11:32:44 AM
-
Asc ditoore waan ku salaamay aad ayaad ugu mahad san tahay sida wacan aad mar walba noo caawiso illah waxaan kaaga baryayaa caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado
su aasheyda waxay rahay :-
waxan ku weydiinaya ninka raga marka uubiyo baxo haduu cafiimaad qabo meeq daqiqo camal ayee ku qaadan karaa si mar labaad ukac sado haduu ku kacsanaayo marka labaad ugu yaraan 15daqiiqo ilaa 20daqiiqo qofka saas ah ma wax cudur ayuu qabaa ama waa caadi mahad sanid
-
Waxay ku xiran tahay, caafimaadka qofka, da'diisa, hadduu cudurro kale qabo, hadduu daalan yahay, hadduu caaboon yahay.
Waxyaabo badan ayaa xadidayo inuu qofka mar labaad hami galao ama how kale qaban karo.
Mana ahan wax cudur ku xiran.