Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassandheer1 on January 30, 2013, 08:10:46 PM
-
salaan dr waxaan ku weydiinayaa dr waxaan guursaday dhawaan xaas markaa wali caruur iskumaanu dhalin markaa waxay madaxa ku leedahay buro yar oo kuusan oo aad moodo xanjo yar oo timaha looga dhajiyey markaa waligeed dhakhtar umay
aadin markaa hada ma xanuunto waa waxaad moodaysa xanjo timaha ku dhagan oo kale markaa dhib ma u keenaysa dr hadi goo mahadsan xaga dhalmada xaga cafimaad keedaba
-
Waxaad u baahan tahay inaad u gaysid takhtar maqaar si loo arko maxaayeelay arkis mooyee si kale looma sheegi karo.