Somali Medical Forums
Medical Student Forums => I want to Study Medicine => Topic started by: Abdiladiif on March 13, 2009, 09:17:42 PM
-
asalaamu calaykum
After all iam a student of Grodno State Medical University in Belarus and i would like to give some infromation (who intresting) about Medical courses Genaraly in Belarus and Particularly in Grodno region. Belarus Universities are cheapest Medical Univesities in East Yurub, good quility and well organised erea of study.
Grodno state Medical University is one of them and it is a state University which is under control by goverment, so far we are 2 students from Somalia in this university but in all Belarus we are 4 students from somalia but i hope the next few years some of you we will be with us.
There are some universities who offer English Program and they are:
Grodno State Medical University http://new.grsmu.by/english/index.html (http://new.grsmu.by/english/index.html)
Gomel State Medical University http://www.gsu.unibel.by/en/ (http://www.gsu.unibel.by/en/)
Vitebsk State Medical Univesity htt://www.vgmu.vitebsk.by/eng/index.html
But if you need full infromation about all Belarus Univesties you can visit this side that you can get all about those Medical Univesities
http://www.medical-education-in-russia.com/prominant-belarussian-univ.htm (http://www.medical-education-in-russia.com/prominant-belarussian-univ.htm)
Any futher detials you need you may ask, i will do my best to give you as much as i can and insha alaah you will be one of students from somalia in Belarus if you are intersting. Cos the requirment is not so difficult, so we (me and my friends) may help you insha alaaah.
Abdiladif
-
THANK U VERY MUCH ABDILATIF FOR UR POST
JAZAKALAH KHAYR
-
Wax karo Belarus
Belarus :waa wadan ku yaalo dhaxda qaada yurub dhinaca kale markii loo eego ku yaalo waqooyiga yurub .
Cimilada Belarus :sanadka 6bilood wa qabow 6 biloodna wa kuleyl caadi ah
Nolasha: noliga la cuno waa normal qaalina mahan raqiisna mahan waxa ugu badan ay dadka cunaana wa baradho iyo rooti iyo caano iyo hilib( degaag iyo loaad) nolasha qofka kaligiis ah waxaa ka badan ilaa 200$ bishii
Transpotaionka : waxaa la raaxa noocyo badan average ahan lacagtana waa sadex melood markii hal dolar loo qeybiyo
Dadka: dadka belrus waa dad iska nabadeed ah cid cid fiirisa ma jiro cid ajaaniba si toos ah u raadsaneysana ma jirto sida wadamada kale
Jamacadaha : waxaa jirta jamacado cafimaadka oo adiga qeybtii ku anfacda aad ka baran karto waxaa ka mid ah
Grodno state medical university: 3700$ yearly grsmu.by
Gomel state medical university :3700$ yearly gsmu.by
minsk state medical university: 4000$ yearly msmu.by
waxaa kalo jira jamacdo lagu barto beeraha sida
Grodno state agricultural university 2000$ yearly
Waxaa kaloo jiro jamacdo lagu barto ingeneering
Grodno technical university 2000$ yearly
Deegaanka : dadka waxay dagaan inta badan wax la dhaho hostels oo jamacada ay leedahay oo ka raqiisan inu qofka guri kireysto
Hostel: sanadkii waa 250 $
Flat ama apartment : 150-200$ monthly ,
Sida lagu imaan karo Belarus
Belarus waxaa lagu imaada qaab ardayni oo ardayga loo saarayo casuumad ardaynimo tasoo u sahlayso inuu ku imaado
Waxa jirta laaba qaab oo lagu helo visaha belrus ee ardaynimo
1: casuumada loo soo saaray ayuu airoport Belarus uga heli kara visa hadi aysan ku oolin safaarada Belarus wadanka uu joogo
2: ama casumada ayuu la tagi kara safarada Belarus haday ku tal dalka uu jooga
Waxa looga bahanyahay ardayga raba casuumada
Ardayga waxaa looga baahanyahay
Intuusan casumada helin : koobiga basaborka (scan copy of passaport)
: shadaada ( scan copy of certificate)
Marku casuumada helo: inuu diyaarsado dukumiintiyadan soo socda
• Warqada dhalashada ( brith certificate)
• Warqad caafimad ( health certificate)
Oo ay ku qoranyihin inu iska so baray cudurada so socdo
- TB( cudurka qaxada)
- Hepatitis A, B (cagaarshowga)
- HIV , IDS
- Iyo inu qofkasi jismi ahan uu caafimaad qabo.
• Inu lacagta jamacada wato iyo hostelka (4000$ ama 2200$ semester with hostel)
Qaabkee ayuu ku heli kara qofka casuumaada
Casuumada waxa soo saaro agency ka shaqeyo sida ardada loo keeno wadanka , agencyga waxa uu qaada lacag lacagtaso ah sida tan:
- Invitation fee (lacagta casuumada): 700$
- Transport ( taxiga qofka eraboorka loga so qadayo):150
- Post fee (lacagta postada DHL) :100$
Qaabkee ayuu qofka ubixin kara
Marka kowaad :
- Copy of passaport and certificate + 150$ (processing fee)
Casuumada markii la soo saro:
- 250 $( qayb kamid ah lacagtaa casumada )+100$(post)
Markaad hesho casuumada:
- 150$ (transport from airoport) + 300$
Digniin muhiim ah
Intii aan casuumada lagu sameynin :
- Basaborka iyo shadada magaca ku qoran inuu isku mid yahay isku si u qoranyahay xarfaha aysan kala gadisnayn
- Waqtiga dhalasha si saxan inuu ugu qoranyahay dokomiitiyada
- Muhimada iska fiiri dukumiitiyada inta aadan soo diri soona dir dukumiinti saxan si aysan kaga qasaarin waxba
Markaad hesho casuumaada: soo war gali inta aadan soo bixin si laguugu diyaariyo warqadaha aad ku soo bixi lahayd hadii kale dib ayaa laguu soo celin doonaa ,ha ku soo aadinin tiketka maalamaha fasaxa ah ee isbuca sida sabtida iyo axada , wax kasto oo kugu dhaco nala soo socodsii.
Contact: +375299882499, +375447775970
khaalidlayel@hotmail.com, khaalidlayel@hotmail.com , nuur132@yahoo.com