Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hodeifa on September 05, 2016, 04:56:11 PM

Title: Su'aal: Qofka oo qaaca dhibsada?
Post by: Hodeifa on September 05, 2016, 04:56:11 PM
diktoorada ayaan u mahadcelinayaa marka koowaad, waxaan weeydii lahaa maxaa keeno in qofka uu qaaca dhibsado neefta qaadashadeedana ey dhib ku noqoto inta qaaca uu agjoogo soomalida qofkaas oo kale wexee dhahaan waa qumay, mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Qofka oo qaaca dhibsada?
Post by: SomaliDoc on October 19, 2016, 07:06:05 PM
Qofkaas qumay ma ahan ee xiiq ama neef ayuu qabaa, fadlan akhriso qoraal ku saabsan cudurka Neefta ama Xiiqda iyo waxyaabaha kiciyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0)