Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on June 22, 2018, 05:10:23 PM
-
Salaanta islaamka kadib
Malabka ma la Marin karaa xubinta taranka ee ragga .
-
Waad marsan kartaa malabku waa daawo laakiin hadafkaagu hadduu yahay wuu adkaynayaa ama wuu dheereynayaa taasi ma ahan mid jirta, ka akhriso link-gaan qoraal ku saabsan weyneynta xubinta taranka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5846.0)