Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umuabdalla on August 21, 2017, 08:37:31 AM

Title: Su'aal: Saxaro la'aan 4 malin ama 3 malin?
Post by: Umuabdalla on August 21, 2017, 08:37:31 AM
Asc dhaman wad mahadsantihiin sida wangsn ee aad noga faaideysaan wax badn ban idinka faaiday kheyr allaha idinka siiyo adban ugu xeranhy bogiina hadaba su aasheyda waxey tahay Wiil yar ba ijoga jiro 9 bilood 4 malin ama 3 malin ma saxaroda mana xanunsano alxamdulillah cuna cano iyo naas wa siiya inkasto cunada o ku wanagsaneen hadane wan ku qasba e dhib miya inta malin u saxarda cishanaayo iso jawaabo insha allah kheyr allaha idin siiyo
Title: Re: Su'aal: Saxaro la'aan 4 malin ama 3 malin?
Post by: CilmiSabca on August 23, 2017, 07:13:17 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan calool fadhiga caruurta:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1080.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1080.0)
Sidoo kale 
Halkaan ka akhriso qoraal ka hadlaya saxaro adeygga:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html)