Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: EnG YaSiN on December 07, 2015, 07:47:41 PM

Title: Su'aal: Afka oo wax uraayo kasoo baxaan?
Post by: EnG YaSiN on December 07, 2015, 07:47:41 PM
Salaan kadib, waxaan isku arkay in xiliyada qaar gaar ahaan xiliyada aan cadeesanaayo ay afka kasoo baxaan wax yar oo isku dhagan hadan aad u uraayo marka waxaan rabaa in waxaas waxay yihiin la ii cadeeyo haduu cudur yahayna tallo la iga siiyo.

Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Afka oo wax uraayo kasoo baxaan?
Post by: SomaliDoc on December 12, 2015, 08:23:02 PM
Halkaan ka akhriso waxa uu yahay xanuunkaas iyo siyaabaha aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html)