Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ridwan on March 09, 2020, 04:12:07 PM

Title: Su'aal: Jilbaha ayaa la iga hayaa?
Post by: Ridwan on March 09, 2020, 04:12:07 PM
dr waxaan isku arkey lafo xanuun saaid ah mana aqaan wakhtiga uu igu bilaamey lafo xanuunkaasi siiba waxaan aad iga cawda dhanka jilbaheyga oo marka la taabto xataaa diidaa dr xanuunkas ma jiraa se daawo ma u helayaa