Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamali on November 16, 2018, 10:59:54 PM

Title: Su'aal: Waa maxay Celiac Disease?
Post by: Mohamali on November 16, 2018, 10:59:54 PM
Asc  waa mahadsan tihiin dhamaantiin.waxaan rabaa in la ii sharaxo cudur aan af soomaaliga ama luqada la iigu sheegay ku fahmi waayay.
Waxaa weeye CELIAC DISEASE.
Walaalayaal ii soo faahfaahiya mahadsaidiin
Title: Re: Su'aal: Waa maxay Celiac Disease?
Post by: SomaliDoc on March 24, 2019, 10:08:00 PM
Link-gaan ka akhriso faahfaahitna xanuunka "Celiac Disease": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5914.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5914.0)