Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sahal143 on December 04, 2016, 12:59:57 PM

Title: Su'aal: Dhabarka ayaa i ooga?
Post by: Sahal143 on December 04, 2016, 12:59:57 PM
Asc dr waxa raba in aan ku weydiiiyo dhabarka ayaa i ooga(ku laada) siiba dhanka midig mar walbo  ;)
Title: Re: Su'aal: Dhabarka ayaa i ooga?
Post by: SomaliDoc on December 29, 2016, 07:26:05 PM
Dhabarka oo laga kululaado waxyaabo badan ayaa keeno waxay tilmaan u noqon kartaa caabuqa kilyaha, murqo xanuunka, cillad lafdhabarta, cudurka gaaska iyo waxyaabo kale, fadlan dhakhtar la xiriir si loo ogaado cilladaada midda ay tahay.