Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ifraax on July 07, 2009, 03:57:20 PM
-
Asc dhaman umada somaliyeed
Waxaan rabaa in su aashan in la iga jaahilbaxsho hadii awoodan
Waa maxay cudurkaan CHLAMYDIA?
Maxuuse u dhimayaa haweenka dhanka caafimadkooda iyo dhanka dhalmad.
Qofka qaado wax ma dhali karaa inta oo qabo ama marka laga daweeyo
Mahad Sanidiin Dhamaan
ASC WRWB
-
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan cudurkaan
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1040.0)